Maxaa ka mid ah hadallada uu Elon Musk ka qoomameyay ee Donald Trump uu ka sheegay?
Qoraalkiisa ayaa yimid ka dib markii Trump uu si cad u sheegay in xiriirkooda uu dhammaaday, isla markaana aanu dan ka lahayn in uu dib u hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay Musk.